Raisul Wasaare Stefan Löfven oo Shil gaari ku galay Magaalada Stockholm (Daawo Sawirro)

Raisul Wasaaraha dalka Sweden Stefan Löfven ayaa shil ku galay Wadada E4 ee magaalada Stockholm isagoo ku sii socday Magaalada Upsalla. Gaariga Raisul Wasaaraha ayaa ka baxay wadada E4 waxaana uu ku dhacay biraha loo sameeyay wadada ee loogu tala galay inay gawarida soo celiyaan sida ay faafiyeen warbaahinta dalkaas. ”Wax dhibaato weyn ma dhicin, … Continue reading Raisul Wasaare Stefan Löfven oo Shil gaari ku galay Magaalada Stockholm (Daawo Sawirro)